Xiisad dagaal oo dib uga soo cusboonaaday gobolka Galgaduud

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in maanta ay mar kale xiisado colaadeed ay ka soo cusboonaadeen deegaanno dhaca gobolka Galgaduud.

Deegaanka Xananbuure ayaa ka mid ah deegaannada ay maanta dib uga soo cusboonaadeen xiisadaha colaadeed, kuwaas oo u dhexeeya beelo halkaasi wada dega.

Xiisadda ayaa bilaabatay ka dib markii la dilay labo ruux oo ka mid ah beelaha ay xiisaddu ka dhex taagan tahay.

Waxaa xusid mudan in shalay ay deegaankaasi gaareen ciidamo ka tirsan kuwa Nabad sugidda Soomaaliya, si ay u kala dhex galaan, beelaha isku haya.

Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in maanta xaaladdu deegaanku ay tahay mid cabsi ah, isla markaasina laga dareemay in jawigu uu yahay mid kacsan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s