Baarlamaanka oo ansixiyay in gobolka Banaadir 13 kursi laga siiyo Aqalka Sare.

Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay in Gobolka Banaadir ku yeesho Aqalka Sare 13 Senator.

142 Xildhibaan ayaa u codeeyay, 4 Xildhibaan ayaa diiday.

Kulanka oo ah kii 10-aad kalfadhiga 7-aad ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Ajendaha kulanka ayaa ah dhameystirka xeerka matalaada gobolka banaadir iyo hor imaatinka Golaha Shacabka ee guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s