Ra’iisul wasaare Khayre oo gaaray Magaalada Garoowe +Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa  gaaray magaalada Garoowe, si uu uga qayb galo aaska Allaha u naxariistee Ra’iisul Wasaarihii Hore Xasan Abshir Faarax maanta lagu aasi doono halkaas.

Waxaa garoonka ku soo dhoweeyay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka iyo qaar kamid ah shacabka magaalada.

Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa saaka ka kicitamay magaalada Dhuusamareeb oo uu ku sugnaa maalmihii u dambeeyay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s