Badhasaabka Gobolka Badhan Maxamuud Xamuud Cumar ayaa Saka Deeq Cunto ay Jamuriyada Soomalind ugu Deqday Badhan oo Malmahan oo dhan u Muran ka Jiray Deqdaas ayaa Saka Si Nabad galyo ah ku Soo Galiyay Magalada Badhan,isago La Filaayo inu Dhowaan qaybiyo
Raashinkaas o mudo ku Xanibnaa Magalada Yube Sabbabtuna ahayd iyaddo Masuuliyaddiisa iyo Qaybintiisa loo soo Xilsaaray mid ka mid ah Xildhibanada Degmada Badhan ee Puntland ka bacdina uu Gudomoiyaha Gobolka Sanaag ee Somaliland uu Dacwad ka Gudbiyay