Waxan halkan tacsi uga diraynaa Dhamaan qoyska reer qoorsheel annago uga tacsiyadaynayna Geerida ku timi Marxuum Mohamed Jama Ali Qoorsheel oo Cawa ku geeriyooday Wadanka Canada Waxan leeayhay illahay Xaaskiisii iyo Caruurtiisii Samir iyo Iimaan ha ka siiyo AAmmiiin
