Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya oo Sheegay Inuu Shaqada Isaga tagay

Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya Dr. Fuursade ayaa la Sheegay inuu Isaga tagay shaqadii ama xilkii uu ka hayay Villa Somalia.

War qoraal ah oo uu soo dhigay Bogiisa baraha bulshada ayuu ku sheegay inuu isaga tagay Xilka Agaasimihii Madaxtooyada dalka.

Wuxuu xilka Agaasimaha Villa Soomaaliya hayay Mudo ku siman ilaa hal Sano.

Dr. Fuursade ayaa isaga tagay shaqada Madaxtooyada sababo isaga u gaar ah, waxaana la xasuustaa inuu ka mid ahaa shaqsiyaadkii aadka looga hadal hayay baraha bulshada in loo magacaabayo xilka ra’iisul wasaaraha Federaalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s