Roobkii kada’ay magaalada Badhan maanta 18/08/2020 oo Waxyeelo ugastay Cisbataalka guud ee Badhan, wuxuu jiingadii iyo qorigii kala degay waadhka Dumarka, nasiib wanaag waxba kuma gaadhin bukaanadii jiifay.
Roob kada’ay Magalada Badhan o Dhaqtarkii !!!!!
