Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir A/Rahman Abdi Shakuur o maanta ku Wajahan Dhuusamareeb iyo Garowe

Wafdi uu Hoggaaminayo Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta ku sii jeeda Magaalada Dhuusamareb ee Caasimadda GM , halkaas oo dhawaanahan ay ka dhacayeen shirar looga hadlayay marxalada kala guurka siyaasadeed ee uu dalku galay iyo go’aan ka gaarista hannaanka doorasho.

Wafdiga Hogaamiyaha ayaa waxaa ka mid ah Xoghayaha Arimaha Gudaha iyo Fadraalka ee Xisbiga Wadajir Sadaat Maxamed Nuur Caliyow iyo qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga.

Wagdiga ayaa waxa ay u sii gudbi doonaan Magaalada Garawe oo ah Caasimadda Maamul Goboleedka Puntaland.

Five TV

Muqdisho

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s