Gudomiyaha Degmada Laasqoray o Hadhimo sharafeed ku maamussy Salaadiin iyo Isimo

Laas-Qoray: Gudoomiyaha Degmada Laas-Qoray Ee Somaliland C/Raxmaan Sucuudi ayaa Hadhima-Sharafeed ugu Sameyey magaalada Laas-Qoray Suldaan Axmed Bashiir Iyo Wakil Garaad Daahir Yuusuf Cali Ciid ,Nabadoono Iyo Guurti Kale.

Isimadan ayaa Waayadan Nabaden Ka Waday Degaanada Gobolka Sanaag. Isimadan iyoWafdigan o us ii jihaystay Dhinaca iyo Shidan oo ay kullasoo kulmayaan Guddiddii Dhexdhexaadinta o iyana Dhinaca Tabca Soo Maray

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s