Safaaradda Mareykanka oo war ka soo saartay kulankii Yamamoto, Saciid Deni iyo Axmed Madoobe

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa faahfaahisay waxyaabihii looga wadahadlay kulankii dhex maray Safiirka Mareykanka iyo madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland, kuwaas oo shalay soo gaaray Muqdisho.

“Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya shalay waxa uu la kulmay Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Saciid Deni, labadan masuul waxaan ku kalsoonahay inay Villa Somalia kala shaqeyn doonan ku tiirsanaanta dowladeed si loo dhameys-tiro heshiiskii Dhuusamareeb-3.”

“Soomaaliya waxay u baahantahay is afgarad iyo tanaasul – hada waxaa la joogaa xilligii ay madaxdu xikmad muujin lahaayeen” ayaa lagu yiri qoraal goor dhaw ka soo baxay safaaradda Mareykanka.https

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s