Dagaal dhex maray ciidamada dawlada iyo Al-Shabaab

Muqdisho–Ciidamada dawlada Soomaaliya iyo dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa waxa uu dagaal ku dhex maray gobolka Shabeellada Hoose.

Dagaalka ayaa waxa uu bilowday kadib markii ay weerar soo qaadeen xubno ka tirsandagaalamayaasha Al-Shabaab, saacadihii uu socday ayaana waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa sheegay in ay  qaar kamid ah xubno  ka tirsan Al-Shabaab gacanta ku soo dhigeen ,kuwaasi oo soo weeraray saldhigyada ciidamada ay ku leeyihiin duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s