Masajid Shub ku socda o soo Dumay Magalada Hargaysa

Ku dhawaad 10 qof oo ah shaqaalaha dhismaha ayaa dhaawacyo qaarkood culus yihiin kasoo gaadhay dabaqa masjid ay shubkiisa wadeen cabaaro 2 habeenimo ee xalay oo kusoo dumay , shilkan ayaa ka dhacay degmadda Ibraahim Koodbuur ee magaaladda Hargeysa .

Ciidamadda Dabdamiska caasimadda Hargeysa , Ciiidamadda booliska iyo dhakhatiirta cisbitaalka weyn ee Hargeysa oo is kaashanaya ayaana gurmad ay sameeyeen kusoo samatabixiyay dhamaan shaqaalihii qaarkood koomo ku jireen halka kuw kalena lugaha iyo gacmahaba ka ja jabeen .

Ku dhawaad 50 qof ayaa ka shaqeynayay shubka masjidkaasi dabaqii la shubayay la dumay .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s