Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib markii uu shalay safar gaaban ugu baxay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa Kismaayo uga qeyb galay aaska halkaas oo uu kaga soo Allaha u naxariistee gudoomiyahii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Muqdisho uga qayb-geliya shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaas oo looga hadli doono arrimaha doorashooyinka dalka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s