Galmudug oo faahfaahin ka bixisay dagaal ka dhacay gobolka Galgaduud

Mas’uuliyiinta amniga maamulka Galmudug ayaa faah faahin guud ka bixixyey dagaal Ciidamo ka tursan dowladda oo ay wehlinayaan kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab ku dhex-maray degaano ku yaalla duleedka Magaalada Dhuusamareeb.

Qoraalka ka soo baxay Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamo isugu jira qeybta 21-aad, Nabadsigidda Galmudug iyo ciidamada AMISOM ee Djibouti ay goobtii 3–aad ka qabsaday Alshabaab deegaanno ay ku sugnaayeen bilihii la soo dhaafay ee kala ah Miir-Duugle, Bulacle iyo Ceel Cali Mire.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegaya in Alshabaab ay isaga bexeen degaannada lagu dagaalamay, iyaga oo sheegay inay ka qabsadeen agab kala duwan oo uu hub ku jiro

Sidooo kale waxaa ay sheegtay Wasaaradda Amniga Galmudug in weli howlgallada ay sii socdaan, isla markaana Ciidamada kala duwan ay sugayaan amniga degaannada lagu dagaalamay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s