Gudoomiyaha Jaamacada Umada Soomaaliyeed Prof Maxed Axmed Jimcaale iyo Wafti Xildhibaano ah oo qaban qaabada Soo Dhawayntoodu ka socoto Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag .
Waxaa la daahfurayaa Jaamacada Umada Faraceeda Puntland ( Ex Maakhir University).
Jamacadau Waxay waa Qaadan Doontaa Magac Cusub oo Ah Jamacada umada Somaliyeed Faraceeda Puntland
Waxa Mahadda Iska leh Dhamaan intii Soo Dhiraandhirisay Arintan oo Muddo Qaadatay