Ra’iisul wasaare Rooble: Waxaan soo dhisi doonaa Xukumadda Tayo leh

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Dukumiintiyo kala wareegay Mahdi Guuleed oo muddo 50 cisho xilka sii hayay, waxaana mudadaas Golihii Wasiirada xilka sii hayay ay ansixiyeen Sharciyo mugdi ku jiray oo degdeg loo meel mariyay.

Xil wareejintan ayaa meesha ka saartay dalabkii Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo ahaa inuu xilka ku wareejiyo Ra’iisul Wasaare Rooble, inkastoo aan dalabkaas laga aqbalin.

Hase ahaatee Garyaqaanada ayaa sheegaya in xil wareejintaas ay tahay mid sharci darro ah oo aan dastuuri aheyn, maadaama ay aheyd Ra’iisul Wasaarihii hore inuu xilka ku wareejiyo Ra’iisul Wasaaraha cusub

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s