Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland, ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan(Karaash), ayaa buriyay warqad ka soo baxday Wasiirka Ganacsiga Puntland, … More
Month: October 2020
Wararkii ugu dambeeyay Al-Shabaab oo gudaha u galay degmada Waajid
Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya Dagalamayaal katirsan Al-Shabaab oo xalay Weerar ku qaaday Saldhigga ciidanka Dowladda ay ku leeyihiin … More
Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Madaxwaynaha Faransiiska Oo Ka Dhacay Burco
Ceerigaabo Cuqaal Iyo Waxgarad Tageeray Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Wasaarada Gadiidka
Xukuumadda Oo Ka Hadashay Diyaaradaha Fly Dubia iyo Al-arabia Oo Dalka Ka Xayiran & Waxa Looga Baahan Yahay
Xukuumada somaliland oo ka hadashay Shirkada diyaaradaha Fly Dubia iyo Al-arabia, kuwaasi oo Dawladdu saartay Xayiraad ah in aanay Somaliland … More
Marwo Xaliimo Yareey oo eedeyn kulul u jeedisay Maamul Goboleedyada
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) ayaa ka hadashay xubnaha ay maamul goboleedyada soo magacaabeen … More
Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyay Maxamed Cumar Carte
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa cafis u fidiyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo doonaya … More
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo furay kalfadhiga 47aad ee Golaha Wakiilada Puntland
Ansaxinta Kadib isla goobta ayaa lagu dhaariyey golaha wasiirada Cusub ee Soomaaliya
Xil Cabdi Shire oo kahadlay ansixintii Golaha Wasiirada Cusub iyo qorshaha Xukuumada
Badhan Taageero Loo Muujiyay Xisbiga Yool Qaran ee Saed qurbawi
Madaxweynaha Somaliland Oo Magaacabis iyo Xil Ka Qaadis Saameyay.
Kenya Oo Baadhaysa Maydka Safiir Dhintay Isaga Oo Lacag Kala Baxay Bangi
Puntland oo shaybaarka Covid19 geysey magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Puntland ayaa magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag waxa ay ka furtay goob lagu baari doono dadka … More