Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Dr. Cali Khaliif Galaydh ku geeriyooday Jigjiga

WAR DEG DEG : Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun Madaxwaynihii Khaatumo Dr Cali Khaliif Galayr ayaa maanta ku geeryooday Magaalada Jigjiga.

Majirin wax xanuun ah oo markaasi uu la jiifay madaxwaynuhu jigjiga balse saaka unbaa la soo sheegay geerida madaxwaynaha. waraku waxa ay sheegayaan in uu Cunto uu cunay u kuxannuunsaday ka bacdi Macaankii Hoos u dhacay

Dawlad deegaanka soomaalida itoobiya oo sheegay inay baadhitaan ku samaynayaan geerida madaxwaynaha Khaatumo Dr Cali Khaliif galayr.

Ilahay ha unaxariisto Madaxwaynihii Khaatumo Dr Cali Khaliif Galayr

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s