
Waxa ay sheegayaan wararka naga sooo gaadhaya Magalada Badhan in la kordhiyay Tiradda Gollaha Degaanka Degmada Badhan laguna kordhiyay Shan xubnood
Waxa ay wararka Nasoo gaadhayaan sheegayaan in Golahaha degaanka o hore u ahaa 28 xubnood hadda laga dhigay 33 Xubnood arinta kordhiska aya timi ka bacdi markii qaar ka mid ah dadka ku nool Degmada Badhan ay iska dhex waayeen Magcaabistii hore mudona ay dacwad ku jireen oo ay dacwadooda gaadhsiiyeen Wasiirka wasarada Arimaha Gudaha maamulka Puntland Dhabancade