Ra’iisul wasaare Rooble iyo Fahad Yaasiin oo ka wada hadlaya dhismaha wasiirada cusub.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilligan waxa uu kulan kula leeyahay Xarunta Nabadsugida ee Habar Khadiijo Taliyaha awoodda badan ee NISA Fahad Yaasiin, iyadoo ay tahay markii labaad oo Ra’iisul Wasaaraha ka soo baxo Madaxtooyada, tan iyo markii uu Xafiiska la wareegay.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlaya arrimo quseeya xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan dhismaha Golaha Wasiirada iyo arrimo kale oo la rumeysan in Fahad door weyn ku leeyahay.

Taliyaha NISA Fahad Yaasiin oo inta badan dhaq dhaqaaqiisa kooban yahay, isla markaana aan ka soo muuqan kulamada amniga Qaranka ayaa Mas’uuliyiinta dowladda iyo Madaxda qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada ay ugu tagaan Xaruntiisa.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s