Musharax Mohamoud Abdilahi Mohamed(shirdoon) o ku dhawaaqay in uu u taaganyahay Xildhibaan Dowladda Federalka ah

Musharax mohamoud Abdilahi mohamed(shirdoon) ayaa maanta waxa uu qado sharaf usameeyay qaar kamida hogaanka beelaha abdale ali iyo samatar ali.
Musharaxa ayaa ah musharaxa ugu da,da yar ee kasoo muuqday musharaxiinta katartamaya gobolka sanaag.Musharaxa waxa uu ballan qaaday in uu Horumar la taaban uu gaadhsiin doono Gobolka waxan uu sheegay in uu aad ugu daddaalaayo Xagga waxabarashada caafimaadka iyo Arimaha bulshada
Hogaanka beelahaas ayaa soodhoweeyay musharaxnimadiisa wuxuu kana codsaday inay ku garab istagan Helida Booskaas Lana shaqayaan
Hal-kudhiga musharaxa ayaa ah:siin kooban,waxaa dhaanta soosaarida cidda mudan.
Mahadsanid

Image may contain: 1 person, beard
Image may contain: 3 people, people standing and beard
Image may contain: 1 person, close-up
Image may contain: 2 people, beard
Image may contain: 1 person, text

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s