
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa ku dhawaaqay golaha wasiirada cusub ee dalka, waxaana halkaan idiin ku soo gudbin doonaa qabiilada ay ka soo kala jeedaan wasiirada cusub ee Soomaaliya.
Beesha Digil iyo Mirifleh
1. Wasiirka Gaashandhiga Xasan Xuseen Xaaji – Garre
2. Wasiirka Cadaaladda Cabdulqadir Maxamed Nuur – Leeysan
3. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sh Xuseen (Badni) – Dabarre
4. Wasiirka Tamarta Xasan Cabdinuur – Eelay
5. Wasiirka Haweenka Xanifa Maxamed Ibrahim – Galadi
Beesha Hawiye
1. Wasiirka Arimaha Gudaha General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle
2. Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcale – Abgaal
3. Wasiirka Diinta Cumar Cali Roble – Abgaal
4. Wasiirka Boostada Cabdi Sheikh Axmed Roble – Murursade
5. Wasiirka Caafimadka Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel
6. Wasiirka Ganacsiga Khalif Cabdi Cumar – Gugundhabe
Beesha Daarod
1. Wasiirka Arimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad – Majerteen
2. Wasiirka Qorsheeynta Jamal Maxamed Xasan – Warsangeli
3. Wasiirka Kaluumeysiga Cabdullahi Bidhaan – Dhulbahante
4. Wasiirka Gaadidka Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar – Ogaaden
5. Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Farax – Leelkase
Wasiirada Beesha Shanaad
1. Wasiirka Gargaarka Khadija Maxamed Diiiriye – Yaxar
2. Wasiirka Beeraha Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax
3. Wasiirka Dekedaha Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne
4. Wasiirka Dhalinyarada Xamsa Saciid Xamsa – Barawaan
5. Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri
Wasiirada Dir
1. Raisul Wasaare Ku Xigeenka Mahdi Maxamed Guuled – Ciidagale
2. Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Habar Yoonis
3. Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Samaroon
4. Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe – Habar Jeclo
5. Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalim – Biyamaal
Wasiirada cusub iyo Beelaha ama Maamulada.
Beesha Digil iyo Mirifle (KOONFUR GALBEED)
1. Wasiirka Gaashandhiga Xasan Xuseen Xaaji – Garre
2. Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur – Liisaan
3. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sh Xuseen (Badni) – Dabarre
4. Wasiirka Tamarta Xasan Cabdinuur – Eelay
5. Wasiirka Haweenka Xanifa Maxamed Ibrahim – Galadi
Beesha Hawiye (GALMUDUG-HIRSHABEELLE)
1. Wasiirka Arimaha Gudaha General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle
2. Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcale – Abgaal
3. Wasiirka Diinta Cumar Cali Roble – Abgaal
4. Wasiirka Boostada Cabdi Sheikh Axmed Roble – Murursade
5. Wasiirka Caafimadka Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel
6. Wasiirka Ganacsiga Khalif Cabdi Cumar – Gugundhabe
Beesha Daarood (Jubbaland-Puntland)
1. Wasiirka Arimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad – Majerteen
2. Wasiirka Qorsheeynta Jamal Maxamed Xasan – Warsangeli
3. Wasiirka Kaluumeysiga Cabdullahi Bidhaan – Dhulbahante
4. Wasiirka Gaadidka Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar – Ogaaden
5. Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Farax – Leelkase
Wasiirada Beesha Shanaad (H/shabeelle, PL)
1. Wasiirka Gargaarka Khadiija Maxamed Diiiriye – Yaxar
2. Wasiirka Beeraha Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax
3. Wasiirka Dekedaha Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne
4. Wasiirka Dhalinyarada Xamsa Saciid Xamsa – Barawaani
5. Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri
Wasiirada Dir (Somaliland)
1. Raisul Wasaare Ku Xigeenka Mahdi Maxamed Guuled – Ciidagale
2. Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Habar Yoonis
3. Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Samaroon
4. Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe – Habar Jeclo
5. Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalim – Biyamaal
6. Cabdullahi Abuukar Xaaji – Surre