Fanaanadii Seynab Xaaji Cali Baxsan oo Muqdisho ku geeriyootay

llaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay maanta fanaanadii caanka ahayd Seynab Xaaji Cali Baxsan oo sanadihii la soo dhaafay xanuunsanaysay.

Seynab Xaaji Cali Baxsan ayaa ka mid ahayd fanaaniintii faro ku tiriska ahaa ee aan ka bixin magaalada Muqdisho tan iyo burburkii dowladii hore ee Siyaad Barre.

Siihayaha Wasiirka warfaafinta dowlada federalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xaqiijiyay geerida marxuumada Seynab Xaaji Cali Baxsan.

Sanadkan aynu ku jirno ayaa waxaa dhintey fanaaniin ay ka mid ahaayeen Cumar Cabdulle Shooli,Cabdi Tahliil Warsame,Daa’uud Cali Masxaf iyo qaar kale.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s