M/Wayne Deni o Gudbiyay xubnaha Puntland u metelaaya Gudiga Dorashooyinka iyo Khilaafaadka

Madaxtooyada dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u gudbisay liiska afar xubnood oo Puntland ku matalaya Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka.

Labada xubnood ee Puntland ku matala Guddiga Doorashooyinka Federaalka, ayaa loo magacaabay Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Cabdiweli Tima-cadde iyo Muuse Geelle Faroole oo horay xilal uga soo qabtay Puntland.

Sidoo kale, labada xubnood oo Puntland ku matala Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Federaalka, ayaa Puntland u magacowday Siyaasi Burhaan Cilmi Filig iyo gabar La-taliye u ah Madaxweyne Deni oo lagu magacaabo Yaasmiin Nine

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s