Barlamaanka Puntland oo ku dhegan shirkadda keenta agabka Covid19 & wasiiro ku lug leh.

Barlamaanka Puntland ayaa su’aal ka keenay shirkadda keenta agabka lagu baaro Covid19 ee deegaamada Puntland, taasi oo ay sheegeen inay keensadeen wasiiro iyo shaqsiyaad gaar ah aanna tartarn loo gelin ayna ku joogto ku tagrifal awoodeed.

Guddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada barlamaanka Puntland xildhibaan Cali Dhahar, “Shirkadda keenta agabka lagu baaro dadka dhoofaya ee Covid-19 laga baaro, tartan maysan galin, waana ku takrifal awoodeed”.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s