Wasiirka Wasaarada Horumarinta Gaadiidka Iyo Jidadka Jsl Cabdulaahi Abokor Cismaan Ayaa Hadhimo Sharafeed Usameeyey Xulka Gobolka Badhan ,Waxaana Munaadabada Qayb Ka Ahaa Gudoomiyaha Gobolka Badhan Maxamud xaamud Cumar,Wasiir Kuxigeenkii Hore Ee Wasaarada Horumarinta Gaadiidka Iyo Jidadka Sahal Maxamed Sahal Dhacdhacood,Islaam Xuseen Xaaji Cabdisalaan , Maareeyaha Hayada wadooyinka( RDA) Axmed yusuf Maxamed
Wasiirka Wasaarada Horumarinta Gaadiidka Iyo Jidadka Jsl Cabdulaahi Abokor Cismaan Aya Xulka Gobolka Badhan Ubalan Qaadey Dalxiis In Uu Ku Geyn Doono Qaar Kamid ah Gobolada Jsl Gaar Ahaa Magaalda Boorame
Godoomisada Ururka Now Marwo Xaliima
Abokor Ayaa Noqonaya Wasiirkiii ugu Horeeyey Ee Casuma Gobolkan Oo ka mid Ah Gobolada Bariga waxa Kale Oo Uu Sheegay in Xiriir Xadaaradeed oo Soo Jireen Ah Uu Dhaxeeyey ,Barbara Laasqorey Iyo Ceelaayo.