Jaaliyada Reer Maakhir Ee Sweden Oo Deeq Lacageed soo gaarsiiyay Guddiga Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo.
Eebbe ha Barakeeyo Jaaliyadaas siday isu Garab-taageen Dhismaha Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo Oo hadda galay Wajigii u danbeeyay Insha Allah.
Sawiradaan waxaa ka dhex muuqda Guddiga Wadada.
Sayid Cabdixaashi
Ganacsade Cali Ceelaayo
Ganacsade Cabdi Xundhur
Ganacsade Abdikaafi Towfiiq
Maamule Maxamed Mahad