Madaxweynihii hore Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay

Madaxweynihii hore Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Wafdiga uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

Shariif Shiikh Axmed ayaa la kulmi doona Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicaziiz Maxamed Xasan Laftagareen, odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka deegaanada Koofur Galbeed, isagoona kala hadli doona Arrimaha Doorashooyinka.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Shiikh Shariif uu madaxweyne Lafta gareen uu kala hadli doona Tabashooyinka la xiriira khilaafka ka taagan guddiga doorashada oo Musharaxiinta Mucaaradka ay sheegeen in shaqaale rayid ah iyo askar ay ku jiraan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s