Puntland oo Dib ulla Wareegtey Dekedda Magalada Bosaaso kana soo Ceshatay P&O

MADAXWEYNAHA OO AMRAY KHIDMADA AY QAADO SHIRKADDA P&0 PORTS EE DEKADDA BOOSAASO IN LAGU SHUBO AKOONADA MAAMULKA DEKADDA BOOSAASO:

Garoowe: 30 November 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo saaray wareegto Madaxweyne Lr. 06, 30 November 2020, ayaa ku wargeliyey Maamulka Dekadda Boosaaso in Khidmada ay qaado Shirkadda P&O Ports lagu shubo Akoonada Maamulka Dekeda Boosaaso.

Wareeegto Lr. 06, ee 30ka November 2020, kuna saabsan wargelin

Ku: Maamulka Dekedda Boosaaso

Og: Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Laga billaabo 1da December 2020, waxaa Maamulka Dekedda Boosaaso lagu wargelinayaa in khidmada ay qaado shirkadda P&O Ports lagu shubo Akoonada hoos ku qoran ee Bangiyadda Amal iyo Salam oo ay leedahay Maamulka Dekeda Boosaaso;

1. Bangiga Amal AC. 1013677059

2. Bangiga Salam AC. 80650000

Fulin Wacan

Siciid Cabdullaahi Deni

Madaxweynaha Dawladda Puntland

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s