War Deg Deg ah:- Xildhibaan Mustafe Qodax ayaa shaaciyey Hada inuu iska casiley Xilkii Xildhibaanimada Aqalka Sare ee Soomaliya uu ka hayey.
Munaasibad ka socota Dalka Imaaradka Carabta ayuu ka sheegay inuu caawa soo afmeeray inuu xil danbe Soomaliya ka qabto islamarkaana Uu Sidaa u cadeynaayo Shacabka Somaliland iyo ka Soomaliyaba.
Wuxuu sheegay inaan Soomaliya laga qirsaneyn in Somaliland iyo Soomaliya ahaayen labba Dal oo wax isku darsadey taasina tahey mid ay khasab tahey in ay qiraan Soomaliya si loo wada hadlo.
Hada ayuu stageka saaran yahey oo khudbadiisa wadaa iscasilaada.