Xildhibaanadii xasaanadda laga qaaday ee Puntland oo hadda Garoowe war culus kaga dhawaaqay

Waxaa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland warbaahinta kula hadlay 8 kamid ahaa barlamaanka Puntland isla markaana ay dhowaan xasaanaddii kala laabteen 35 kamid ah xildhibaanada Puntland, Khamiistii la soo dhaafay.

Ex xildhibaan Baduugaaye iyo Cabdiqani Abshir Surato oo ku hadlayey afka xubnaha ay barlamaanku xasaanadda ka qaadeen ayaa sheegay inaysan waxba kajirin wararka sheegaya inay iyagu dacwad ka furteen maxkamadda sare ee dowladda Puntland.

Waxa ay intaasi ku dareen in Garyaqaanka guud ee dowladda Puntland ay ahayd inuu iyagana u doodo haseyeeshee ay qabsadeen qareeno u gaar ah oo u ka difaaci doono dacwadda ay ku soo ogeen xeer ilaalinta iyo garyaqaanka guud ee dowladda Puntland.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s