Xildhibaanada Beesha Xawaadle ku matala Dowlada Somaliya ayaa kulan Magaalada muqdisho kula Qaatay Ugaas Xasan Ugaas khaliif iyagoona ka hadlay Arimaha Hirshabeele iyo Xaalada ka taagan Magaalada Beledweyne waxana ay isku raaceen in ay Dowlada dhexe ka Codsadaan in Madax banaani la siiyo Gobolka Hiiraan mudo laba sano ah Si toos ahna u Hoos tago Dowlada Somaliya kadibna Xuriyad loo Siiyo in uu Ku biiro Gobolkii uu doono Arintaas oo marka la fiiriyo Waafaqsan Dastuurka Dalka.
Xildhibaanad Beesha Xaawadle ee Federaalka o la Shiray Ugaaska Beesha Xawaadle
