M/weynaha Puntland iyo R/Wasaraha Somaliya o kulla nkii u Horeeyey saaka ka Billaabmay Magalada Garowe

Garoowe: 12 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulankii ugu horeeyay ee rasmi ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada ee Garoowe.

Shirka oo ay ka qeybgaleen Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wasiirka Arimaha dibadda DFS Mudane Maxamed Cabdirisaaq, ayaa looga hadlaya marxaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha Doorashadda.

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s