R/Wasare Rooble o maanta la kulmay odayaasha Dhaqanka Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Garowe kula kulmay odayaasha dhaqanka ee Puntland oo uu uga xog warramay xaaladda dalka, ujeeddooyinka safarkiisa Puntland, isagoo isimmada ka dhageystay warbixin ku saabsan dhaqanka iyo talooyin ku aaddan dowlad dhisidda.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s