Gacan ku dhiigle la Qabtay!!

#Deg_Deg Ciidamada booliska ee dagmada Caabudwaaq ayaa Gacanta kusoo dhigay jaamac maxamed yusuf oo ay sheegen inuu yahay ninkii dilka iyo kufsiga ugaystay ubax maxamed macalin yaxye oo aheyd gabadhi 17jirka aheed ee xalay lagu dilay duleedka dagmada Caabudwaaq.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s