Madaarka Bosaaso o Marlabaad Lagu Wareejiyay Shirkada!!!

Wasiirka Duulista Puntland iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada PuntlandAyaa Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka carabta ku kalla Saxeexday Shirkadda TISL heshiis ay si rasmi ah TISL kula wareegayso Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

Heshiiska oo dhigaya in Shirkadda TISL ay Hormarin iyo Balaarin ku sameyso Garoonka diyaaradaha Boosaaso, gaar ahaan dhismaha Tarminaal cusub iyo jidka diyaaraduhu ku ordaan ayaa bilaaban doona bisha Janaayo ee sanadka cusub ee 2021, waxaana uu dhameystir u yahay Heshiis ay horey Wasaaradda iyo Shirkadda TISL ugu gaareen Magaalada Boosaaso.

Munaasabadda heshiiska aan kula saxiixanaynay Shirkadda TISL ayaa waxaa goob joog ahaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Maxamed Cabdirishiid, Mashruucan waxaa uu noqon doona midkii labaad ee lagu horumaarinayo Garoomada Puntland intii ay jirtey Dowladdu garwadeenka ka yahay Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni, taaso noqoneyso siyaasada dowladda ee ah horumaarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee Dalka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s