Weriye Axmed Cabdinuur oo ku geeriyooday Magalada London

Muqdisho-Allaha u naxriistii Weriyihii caanka ahaa Axmed Cabdinuur ayaa maanta ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Axmed Cabdinuur ayaa sida eheladiisu sheegeen u geeriyooday xanuunka safmarka ah ee Covid-19.

Axmed Cabdinuur ayaa sanadkii 2019-kii ka fariistay shaqada Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da, oo markii hore uu ku soo biiray sanadkii 1996.

Axmed Cabdinuur ayaa shaqada saxaafadda ku soo biiray 1982 markaas oo Radio Muqdisho uu ka shaqo billaabay.

Waana tiir weyn oo ka baxay bahda warbaahinta iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s