Liiska dalal ay Soomaaliya ku jirto oo codkooda QM ku waayi doona deyn lagu leeyahay

Muqdisho-KNN-Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in 9 dal oo Afrikaan oo ay kamid tahay Soomaaliya lagu leeyahay lacagaha ay bixiyaan dalalka xubanaha ka ah UN.

Sidaas darteedna ay meesha ka baxeyso xuquuqdooda dhanka codeynta ah ee Qaramada Midoobey waa haddii ay bixin waayaan lacagta laga qaado dalalkaas ee loogu talagalay in lagu kaabo miisaaniyadda howlagalka Qaramada Midoobey.

Waddamadan ayaa laga doonayaan inay bixiyaan lacagaha lagu leeyahay, Soomaaliya waxaa lagu leeyahay $1,443,640.

Waddamada kale ee loo heysto lacagta waxaa kamid ah Iran oo laga rabo inay bixiso $16,251,298, Congo $90,844, Zimbabwe $81,770, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika $29,395, South Sudan $22,804,Niger $6,733 , Comoros $871,632, Sao Tome and Principe $829,888 iyo Libya oo la doonayo inay bixiso $705,391

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s