Dagaal culus oo ka socda duleedka deegaabka Bacaadweyn ee G/Mudug

 0Share

Bacaadweyn-KNN-Dagaal culus ayaa hada ka socda meel u dhaw Magaalada Bacaadweyn ee gobokka Mudug, waxaana dagaalkan uu u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Mililteriga Soomaaliya oo isku dhinac ah iyo kooxda Al-Shabaab.

Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii dhowr hoobiye lagu tuuray magaalada Bacadweyn afafkeeda hore, waxaana halka laga soo riday madaafiicdaas ku baxay ciidamada dowladda iyo inta badan dadka magaalada.

Markii ay gaareen halkii laga soo ridayey hobiyeyaasha waxaa dagaal adag kala hor-yimid dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab, kaas oo hadda ka socda duleedka Bacaadweyn.

Magaalada Bacaadweyn waxaa ku sugan wafdi uu hoggaaminayo Sanetor Cabdi Qeybdiid, isla markaana ay qeyb ka yihiin xubno ka tirsan maamulka Galmudug, kuwaas oo gaaray maalmo ka hor si ay ugu kuur galaan xaalda nololeed ee ka jirta deegaankaas.

Al-Shabaab ayaa marar badan weerarro aysan u kala harin ku qaaday Bacaadweyn, balse dadka deegaanka iyo ciidan tiro yar oo ka tirsan qeybta 21-aad ee militeriga Soomaaliya ayaa uga guuleystay dagaaladii ka dhacay deegaank

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s