#Tacsi
إنا لله وإنا إليه راجعون
Alla Naxariistii janno haka waraabiyo Xildhiban Mohamed Osman Bulqas oo ku geeriyooday Dalka Turkiga.
Jannada Allah hakugu casumo. Amiin🤲 Waxaan ka Tacsiyadeeynaynaa Dhamaan Umadda Somaliyeed Khaas ahaa reerkiisii iyo Caruurtiisii uu if ka kaga tegey