Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax ay dad rayid ah wax ku noqdeen ayaa goordhow ka dhacay meel ku dhow Ex Contarool Afgooye ee magaalada Muqdisho

Jug xoog leh ayaa laga maqlay xaafadaha ku dhowdhow goobta uu qaraxu ka dhacay iyadoo ay ku dhaawacmeen Illaa siddeed qof oo la geeyay isbitaalada ku yaal magaalada Muqdisho.

Si rasmi ah looma sheegin waxa keenay qaraxa hase yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxu uu ahaa mid ka dhashay qof isku soo xirey waxyaalaha qarxa oo goobtaas isku qarxiyay. ujeeddada laga lahaa qaraxan oo sida la sheegay ahaa miino dhulka la geliyay.
Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s